Dood Cilmiyeed ku saabsan Xuquuqda haweenka islaamka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
119

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay dood kusaabsan Haweenka iyo islaamka

Doodaan oo socon doonta lama maalin ayaa waxaa daahfuray agaasimaha guud ee Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha XFS Isaaq Xaashi Jimcaale

Waxa kaqeyb galay kulanka Culumaa’udiin Haween qaar kamid ah Bulshada rayidka iyo Marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi