Dood cilmiyeed lagu falanqeeynayay aragtida Islaamka ee maamul-wanaagga oo lagu qabtay Kismaayo

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad goboleedka jubaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay Islaamka iyo Dowlad Wanaagga.

Kullankaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro, Xildhibaanoka tirsan Baarlamaanka jubaland, agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha, culimo, odayaasha dhaqanka, dhallinyaro, haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here