Dood dadweyne oo ku saabsan ka hartagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda warfaafinta dalxiiska iyo Hanuuninta dadweynaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood dadweyne oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa ka hartagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha.

waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah wasaaradda warfaafinta Jubbaland ,Odayaal,Haween,Dhallinyaro iyo waxgarad kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin