Dood ku saabsan dhameystirka Dastuurka iyo hirglenta heshiiskii golaha wadatashiga qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay dood ku saabsan dhameystirka dastuurka iyo hirglenta hishiiskii siyaasadeed ee golaha wadatashiga qaranka.

Doodan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adda horumarinta dalka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka, xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamanka, maamulka gobolka Banaadir iyo aqoonyahanno.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey