Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay kulab dood Wadaag oo ku saabsan doorka Warbaahinta ku leedahay Horumarinta Nabada iyo Xasiloonida waxaana soo qaban qaabisay Hay’adda Wadani ee Gobalka Mudug.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dowlada Hoose Gaalkacayo, Ururada Warbaahinta Galmudug iyo Puntland iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey