Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay dood wadaag lagu lafa gurayay ahmiyadda ay leedahay doorasho qof iyo cod, waxana soo qaban qaabiyay machadka dimuqraadiyad Soomaaliya ee fadhisgiisa uu yahay magaalada Muqdisho.
Kulan dood wadaaga ah ayaa waxaa ka qeyb galay ururada siyaasadda dalka, aqoonyahano, dhalinyaro, haween iyo marti sharaf kale kuwaasoo intooda badan aragtidooda ku saabsan hanaanka loo qaban karo doorasho qof iyo cod ah ku soo bandhigay kulankan dooda wadaaga ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.