Dood wadaag ku saabsan fahamka golaha deegaanka oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u Heshiistiinta Dowlad Galbeed Koonfur Galbeed Mudane Cabdullahi Xaaji Xasan ayaa magaalada Baydho ku soo xiray dood-wadag ku saabsanaa fahanka Dhismaha Golaha Deegaanka dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed kaasi oo uu soo qaban qaabiyay macahadka daraasadka ee IRAD

Dood Wadagaan ayaa wax ka qayb galay wasiiro kadirsan Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed gudoomiyaha gobalka shabeelada Hoose dhalinyaro qaarkamid ah Ardayada jaamacaddaha Haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.