Dood wadaag looga hadlayay doorka dhalinyarada isbadelka bulshada ee dhaqan dhaqaale oo lagu qabtay Kismaayo

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Dhalinyarada ee SOHYO ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay dood wadaag looga hadlayay doorka dhalinyarada ee isbadelka bulshada ee dhaqan dhaqaale.

waxa ka qeyb galay furitanka kulan gudoomiyaha ururka rajada Dhalinyarada Soomaliyeed qeybtiisa kismaayo Marshaale Maxamed Daa’uud qaar kamid ah dhalinyarada magaalada kismaayo iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.