Dood wadaag looga hadlayay wadaxaajoodyada Siyaasadda iyo awooda jubaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
112

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay dood wadaag looga hadlayay wadaxaajoodyada Siyaasadda iyo awooda jubaland waxaana ka qeyb galay kulanka dood wadaaga ah qeybaha kala duwan ee bulshada kismaayo.

Warbixintan waxaa inoo haya  Aadan Cabdi Axmed