Dooda wadaag ku saabsan dowlad wanaaga oo lagu qabtay Magaalada Qardho.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankaan dood wadaaga ah ah ee uu soo qabanqaabiyay  Machadka Siyaasadda iyo Cilmi Baarista ee Institute for Policy Research and Dialogue (IPRD Institute) ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Qardho waxaana looga doodayay doorka Golaha Deegaanka la soo doortay ay ka qaadan karaan dawlad wanaagga si loo gaaro horumar waara.

Waxaa goob joog ahaa maamulka degmada Qardho masuuliyiinta machadka aqoonyahano iyo waxgarad iyo qaar kamid ah golaha deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan