Doodwadaag ku saabsan xuquuqda caruurta iyo haweenka oo lagu qabtay Baaydhabo

0
206

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu qabtay kulan Dood Wadaag ah oo ay Soo Qabanqaabisay Hey’adda GREDO kaasoo looga hadlayay xuquuqda caruurta iyo haweenka.

Waxaa kulanka goobjoog ahaa wasiiro katirsan maamulka Koofurgalbeed madax kasocotay Gobolka Bay iyo kan degmada Baydhabo iyo xubo kale oo kasocday ururada Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here