Doomo kuwa kalluumeysiga oo lagu wareejiyay dad loo tababaray kalluumeysiga oo ku nool Boosaaso.

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinayay 18 doomood oo ah nuuca kalluumeysiga isla markaana loogu talagalay qaar kamid ah dadka qaxootiga ee ku nool magaalada Boosaaso ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso , wasiiro ka tirsan maamulka Puntland iyo xubno kasocday iskaashatooyinka kalluumeysatada Boosaaso.

Dadka lagu wareejiyay doomanka ayaa horay loogu soo qabtay tababar la xiriira qaabka loo kalluumeysto iyo sida leeysku bad-baadiyo hadii dabeyllo dhacaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.