Doon iyo qalab kale oo lagu wareejiyay kallumeysatada Berbera

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaliland ayaa doon kaluumaysi iyo qalabkeedii ku wareejiyey kaluumaystada Berbera.

Munaasabada wareejinta doontan iyo agabka kale ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka gobolka Saaxil kan degmada iyo kaluumeysatada gobolka Saaxil.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.