Doon ka ku rogmatay Buunto kutaalo Landon.

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Muuqaalo la soo duubay ayaa muujinaya xiliga ay doon ku dhacday buundo ku taalla magaalada London xili ay dooneysay in ay hoos marto.

Doonta ayaa taageerayaasha West Ham u qaadday kulan ay la ciyaarayeen Fulham markii ay ku dhacday buundada ka gudubta wabiga Thames.

Maamulka Dekadda London oo baaraya shilkan ayaa sheegay in aysan jirin wax dhaawac ah oo ka dhashay.

Bubur aan badneyn ayaa gaaray doonta.