Doon laga leeyahay dalka Masar iyo mid Falastiiniyiin ay leeyihiin oo isku dhacay

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-XSida uu qoray website-ka Ma’an News, kalluumaysato falastiini ah ayaa ku dhaawacmay mid kalena waa lagu waayay badda Rafah ee koonfurta marinka Qaza, kadib markii ay isku dhaceen doon ay leeyihiin ciidamada Masar iyo doontooda.

 

Kabtanka Kalluumeysatada Gaza ayaa xaqiijiyay khasaaraha soo gaaray Kalluumeysatadan.
Dhaawaca ayaa loo qaaday isbitaalka, waxaana wali socda baadi goobka qofka labaad.