Doorashada golayaasha deegaanka maamulka Putland oo maraya heer gabogabo ah.

0
130

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha gudiga KMG ah ee doorashooyinka qof iyo cod ee la faliyao in ay dhawaan ka dhacaan guud ahaan deegaanada Puntland cabdirisaaq axmad saciid oo shir jaraa,id ku qabtay garoowe ayaa sheegay in uu heer gabagabo ah marayo dhameystirka liiska musharaxiinta doorashada golayaasha deegaanka Puntland waxana uu bulshada Puntland ugu baaqay in ay qaataan karka cod bixinta si ay ugu codeeyaan cida ay doonayaan in ay u codeyaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Axamed Cabdi.