Dowalada hoose ee Burco oo daah furtay xafiisyo Cusub oo bulshada loogu adeego.

0
89

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maayarka magaalada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi ayaa afarta xaafadood ee kagooban tahay magaalada burco kafuray laaman kala duwan oo dadka kaheli karaan adeegyada dowladaha hoose iyadoo ladiyaariyey shaqaalahii kashaqeyn lahaan laamaha dowladaha hoose.

Warbixintan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.