Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda Hoose ee magaalada Beledweyne ayaa soo saartay Awaamiir cusub oo dhanka dhul bixinta la xariirta.
Awaamiirtan ayaa inta badan waxa ay quseeysaa dadka dhulka magaalada Banaankeeda ah ka la iibiyo iyadoo aan loo sameeyn nidaamka loo qayaano masterpalanka.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan