Dowlada hoose Hargeysa oo dib udajin usameysay 100 qoys oo barakacayaal ah.

0
108

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dawladda hoose ee Caasimadda Hargeysa oo kaashanaysa Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somalind ayaa 100 qoys oo ka mid ah dadkii Degganaa dhaamka daami u raray meelo loogu talo galay.

Dadkaan oo in muddo ah daganaa dhaamka daami ayaa dhibaatooyin badan ku qabay deganaasha halkaas.

Warbixintaan waxa soojeedineysa  Sacdiyo Maxamed Maxamuud.