Dowlada Soomaliya oo 14 muwaadin oo kuxirnaa Suudaan dalka dib ugu soo celisay

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 14 muwaadin oo dhallinyaro soomaaliyeed ah isla markaana ku xernaa dalka Suudaan ayaa maanta lagu guuleystay In dalka dib loogu soo celiyo .

Dhallinyarada oo laga soo dajiyay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib usoo celintooda door ka qaadatay Doowladda Soomaaliya .

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here