Dowlada Soomaliya oo canshuurta ka dhaaftay isbitaalada dalka

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maalliyada XFS Soomaaliya ayaa Canshuurta ka dhaaftay isbitaalada dalka.

Madasha wasaaradda ay ku shaacineysay warkan waxaa goobjoog ahaa muumlada isbitaalada Muqdisho madaxda wasaarada caafimaadka iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Soomaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here