Dowlada Soomaliya oo dib usoo celisay dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada Soomaliya ayaa ku guuleystay in dalka ay dib ugu soo celiso 13 qof oo kuxayirnaa dalalkale .

Dadkan ayaa ahaa Badankood ahaa kuwa tahriibay mudo badane ku jiray xabsiyo kuyaala Malesia aljeriya iyo dalalkale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan