Baladweyne(Radio Beerlula)- Qaar kamid Shacabka Magaalada Baladweyne ayaa maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan, madaxda ugu sareysa maamulka Hirshabeelle iyo dowladda federaalka ka dalbaday in magaalada laga hirgeliyo Ceelal riig ah Si looga maarmo Biyo xumida Wabiga Shabelle marka la gaaro xiliyada jiilaalka.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.