Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo deeq bixiyaasha Caalamka oo ka shiray ka hortaga Karoona

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa magaalada Muqdisho kulan deg deg ah kula qaatay Hay’adaha Qaramada midoobay ,  iyo Wasaaradaha ay khusayso arimaha ka diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka coronavirus.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray in wasaaraddu ka war bixiso dadaallada socd,. in laga wada hadlo caqabadaha jira iyo sidii loga gudbi lahaa iyo  in la xoojiyo sidii loo midayn lahaa dadaallada kala duwan ee socda ee ku aadan ka hortaga cudurka Karoona.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here