Baladweyne (Radio Beerlula)- Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa Radio Beerlula u sheegay in ganacsatada iska leh maqaayadaha iyo farmashiyaasha magaalada looga baahan yahay inay ku dadaalan nadaafadda islamarkana haraadiga raashinka iyo daawooyinka aysan ku shubin webiga shabeelle.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.