Dowladda hoose ee Baladweyne oo isbedel ku sameysay adeegyada ay u qabato bulshada.

0
298
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa radio Beerlula u sheegay in isbedel lagu sameeyay qaar ka mid ah adeegyada dowladda hoose ay u qabato bulshada magaalada.

Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa sidoo kale sheegay in dowladda hoose ay ku guuleystay inay wax ka qabato nadaafadda magaalada Baladweyne.

Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa ugu baaqay shacabka magaalada inay ka shaqeeyaan nadaafadda.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here