Dowladda hoose ee Baladweyne oo shacabka ka dalbatay inay ka shaqeeyaan nadaafadda

0
254
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa radio Beerlula u sheegay in shacabka magaalada looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan nadaafadda maadaam lagu guda jiro xili roobaadka deyrta.

Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa sheegay in nadaafad dara ay ka dhalan karto cudur si taas looga hortagan laga wada shaqeeyo nadaafadda.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here