Dowladda hoose ee Baladweyne oo si rasmi ah u bilowday bixinta Kaarka aqoonsiga

0
275

Baladweyne(Radio Beerlula)- Afhayeenka dowladda hoose ee magaalada Baladweyne Nuur Maxamed Cali ayaa radio Beerlula u sheegay in si rasmi ah xarunta dowladda hoose looga bilaabay bixintan kaarka aqoonsiga kaasoo shacabka u sahlaya inay lacago deyn ah ka qaatan shirkaddaha ganacsiga maadaam inta badan qofka marka uu doonayo in lacag uu ka qaato lagu xujeeyo inuu sameysto kaarka aqoonsiga dowladda hoose ee Baladweyne.

Nuur Maxamed Cali ayaa radio Beerlula uga waramay sharuudaha laga doonayo qofka loo sameynayo kaarka aqoonsiga.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here