Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullahi ayaa shacabka reer Kismaayo ugu baaqay inay ilaaliyaan biyo-mareenada magaalada, si aysan biyuhu u fariisan waddooyinka.
Wadooyinka magalada kismaayo oo loo dhisay hab casri ah ayaa maamulka waxow wadaa dar dar galinta howlaha qashin saarka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


