Dowladda hoose ee Xamar oo olole nadafadeed ka sameysay wadada maka al Mukarama

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waddada Maka-Almukarama oo kamid ah waddooyinka halbowlaha u ah isku socodka Caasimadda, ayaa waxaa maanta si wadajir olola nadaafadeed oo balaraan ka sameyay, Dowladda Hoose ee Xamar, oo kaa shaneysa Ciidanka qeybta Guud ee Nabadgalyada Waddooyinka iyo Maamulada Degmoyinka Hodan. Howlwadaag Waabari iyo Wadajir.

Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa barbar socday wacyigalin iyo digniina la xariira ilaalinta Bilicda Magaalada iyo hirgalinta Xeerka Nabadgalyada Waddooyinka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq