Dowladda Ingiriiska oo ka fiirsaneysa inay cunoqabateyn ku rogto wasiirro israa’iil

0
26

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka fiirsaneyso inay cunaqabateyn ku soo rogto labo xubnood oo ka tirsan maamulka Israa’iil.

Keir Starmer ayaa xaqiijiyay in tillaabooyin laga qaadi karo wasiirka maaliyadda, Bezalel Smotrich, iyo wasiirka amniga qaranka, Itamar Ben-Gvir.

Tallaabooyinkaas oo ku saabsan waxa uu ugu yeeray faallooyin nacayb ah oo muujinaya xaaladda Gaza iyo Daanta Galbeed.
Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda bini’aadantinimo ee ka jirta Qassa iyo dagaalka wali socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here