Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ay ku baxayso 42 Million oo Yuuro

0
324

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya  Mahadi Maxamed Guuleed  ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub kula saxiixanayeen heshiiska maal-gelinta mashruuca dib udhiska waddooyinka goballada dalka kaaso ay ku baxeyso 42 Million oo Yuuro.

Mahadi Maxamed Guuleed ayaa ka waramaya ahmiyadda mashruucan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here