Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad oo lagu tacaalayo cudurka Covid19 gaarsiisay magaalada Gaalkacyo.

0
365

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga qaran ee ka hortaga cudurka karoona feyris ayaa magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaarsiiyay agab caafimaad oo looga hortagayo cudurka karoona feyris iyadoo kiisas ka mid ah cudurkan laga helay Galkacyo.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here