Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS ayaa wado dadaallo lagu hergelinayo marshuur loogu tara galay in in koronto lacag la-aan ah oo ay bixineeyso wasaaradda lagu siiyo 60 xarumo dowladeed ah oo is kugu jiraan Isbitaallo iyo goobo waxbarasho .
Mashruucaan korontada lagu siinayo xarumaha dowlada kuwooda ugu muhiimsan sida wax barashada iyo caafimaadka ayaa u jeedku yahay in ay sare loo qaado adeegyada bulshada ee ay dowladu bixiso.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.
Audio Player