Dowladda Soomaaliya oo dalka ku soo celisay 51 Muwaadin oo qaxooti ku ahaa dalka Yemen.

0
99

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 50 Muwaadiniin soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa xerayaha qaxootiga ee dalka Yemen.

hey,ada qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka oo fulineysa go,aankii dowlada soomaaliya ee ahaa habraaca qaxootiga ee ku sugan dalka dibadiisa balse doonaya in ay dalkooda dib ugu soo laabtaan ayaa maanta muwaadiiniin soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa dalka yemen dib ugu soo celisay dalkooda hooyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad