Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan 24 dhalinyaro oo ku xayirnaa wadanka Tunisiya ayaa manta dib loogu soo celiyay dalka kuwaasoo ka soo degay garonka Aadan cade ee maagalada muqdisho
Dhalinyaradaan ayaa waxaa garoonka magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan XFS.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.