Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo colaada ka jirta gobollada dalka.

0
54

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullahi Sheelkh Cismaaciil (Fartaag) ayaa baaq nabadeed u direy beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar ka mid ah gobollada dalka.

 

waxa uu sheegay in doowlada soomaliya  ay  wax kasto ku bixin doonan sidii loojoojinlahaa colaada  isagoo dagaal beeladka ku tilmaamay bur bur iyo dib u dhac.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here