Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda Soomaaliya ayaa soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320 ahna Soomaali Airlines, kuwaas oo ku howl gali doono muddo laba bilood gudahood ah.
Heshiiska lagu soo iibiyey diyaaradahaan ayaa maanta lagu saxiixay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka.
Warkan Waxaa Inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


