Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la qaadanayo saddex kun oo macalin

0
71

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare  ayaa  ku dhawaaqay in dowladdu ay qaadaneyso 3,000 oo macalin, si kor loogu qaado adeegga waxbarashada dalka.

Qaadashada macalimiintaan cusub ayaa imaneysay xlli doowlada Soomaaliya ay wado dadaalo lagu cirib tirayo jahliga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.