Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 45 kun oo qaxooti ah ku nool yihiin dalka

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabal degayay maalinta qaxootiga adduunka oo sannad kasta dunida laga xuso 22-ka bisha June, iyadoo hal ku dhiga sannadkan uu yahay garab istaagga Qaxootiga.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, guddoonka hay’addaha qaxootiga iyo barakacayasha qaranka, qaar ka mid ah dadka qaxootiga ee ku nool magaalada Muqdisho, iyo marti shafa kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here