Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah xariga uga jartay mashariic badan oo laga hirgeliyay Muqdisho

0
205

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’isulwasaare ku-xigeenka dalka ahna ku simaha Ra’isulwasaaraha Mahadi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray xarumaha wasaaradaha ganacsiga, boostada iyo isgaarsiinta, Xabsiga dhexe ee Xamar , Xarumaha degmoyinka ee Xamar jajab, yaaqshiid iyo wadada isku xerta isgoosyada bakaaraha iyo baalaaksiya ee magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa inoo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here