Dowladda Soomaaliya oo wada qorshe lagu caawinayo dadka ay sameeyeen dadaadka.

0
77

Baladwayne (Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in loo gurmado dadka ay saameeyeen daadadka roobka ka dhashay ee lagu magacaabo El-nino, kuwaasi oo halis ugu jira inay waayaan naftooda iyo hantidooda.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Aadan