Dowladda Soomaliya oo la wareegtay deeq gar gaar ah

0
48

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.

Shixnadaan gargaar ayaa waxaa waday mid kamid ah diyaaradaha xamuulka qaada ee dowladda Imaaraadka Carabta, waxaana lagu Wareejiyay masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.