Dowladda Talyaaniga oo xayiraad kusoo rogtay Duulimaadyada dalka Bangaladesh

0
309

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka Talyaaniga ayaa sheegtay in aysan ogolaan doonin in shaqsi ka yimada dalka Bangaladeesh uuso galo wadankaasi maadama laga digtoonyahay ka hortaga faafista carona.

Wasaarada ayaa tilmaamtay in xitaa kiwa Transetka ku noqda wadankaasi ama joogay mudo kabadan 14 maalmood aysan imaan karin Talyaaniga.

Arintaan waxa ay ka dambeysay kadib markii ay sii kordheen kiisaska Covid-19 ee laga soo sheegayo India iyo Bangaladesh horey ayayna Dowladda Talyaaniga joojisay duulimaadyada uga imaana Banladesh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here