Arday baratay maadooyinka caafimaadka iyo Computerka oo munaasabad loogu qabtay Jowhar.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeystay Barashada maadada Koombiyuuterka islamarkaana ka aflaxay Machadka Culuumta Kombiyuuterka iyo Caafimaadka ee Horseed.

Waxa kasoo qayb galay munaasbadda Maamulka Machadka,waliidin, Bahda waxbarashada, Macalimiin,Dhallinyaro, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneeey.