Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Gar’adag ee Gobalka sanaag ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dugisga farsamada gacanta ee degmada Gar’adag oo aay hirgilisay Hay’adda Taakulo.
Munaasabadda xarig jarka dugisga ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka ka tirsan maamulka Somaliland,xubno ka tirsan Hay’adda taakulo,masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka sanaag,kan degmada Gar’adag iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


