Dugsi cusub oo laga daahfuray deegaanka Balli Muuse ee Somaliland

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka gobolka Daad-mareer iyo ka degmada Oodweyne ayaa xarigga ka jaray dugsi cusub oo ay dawladda hoose ee Oodweyne ka hir galisay deegaanka Balli Muuse.

Munaasabada xarig Jarka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka iyo kan degmada daadmareer ee Soomaliland.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.