Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda,barbaarinta iyo sayniska maamulka Somaliland Cismaan Ciil Ducalle Yuusuf ayaa dhagax dhigay dhismaha iyo dayactirka dugisga hoyga degmada Sallaxley.
Munaasabadda dhagax dhiga dugsiga ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland,maamulka degmada Sallaxley iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaqq.


