Dugsi qur’aan laga hirgeliyay xaafadda Kooshin ee Magaalada Baladweyne oo xariga laga jaray.

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo xariga looga jarayay dugsi cusub oo lagu baran doon qur’aanka kariimka islamarkana laga hirgeliyay xaafada Kooshin ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah bulshada xaafadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aaden.