Dugsi sare oo laga daah furay magaalada Rad

0
208

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha waxbarashada gobolka Badhan Ayaa xariga ka jartay dugsi sare oo ay Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland ka hir gelisay Magaalada Rad ee Somaliland.

Munaasabadda xarig jarka waxaa ka qayb galay maamulka magaalada Rad iyo ururada haweenka Dhalinyardda iyo qaybaha kalduwan ee Bulshad magaalada Rad

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.